mujtahid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-diin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof dadaal badan. 2. (dii.) Qof diinta Islaamka aad u yaqaan oo baaritaan badan ku sameeyey xaqiiqadana gaaray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur