mukallaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo/-fiin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof wax uu falo mas'uuliyaddeeda qaadi kara; qaangaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaangaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.l)

Macnaha:

  1. Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.
  2. Qof 15 sano gaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur