mullaaxsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mullaaxso. ld mullaaxsad, mullaaxsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mullaaxsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Geed mullaax ka diirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mullaaxsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld mullaaxsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mullaaxsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld mullaaxsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00