mullaay
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Lakab mayrax ah oo u dhexeeya jillowda iyo lafta geedka. 2. Liid jilicsan ee cajaladda ku dhexjira oo hadalka, heesaha, muusika iwm lagu duubo. 3. Liid maro ah, jilicsan, khad leh oo teebka ku dhex jira oo farta warqadda lagu qoray muujisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

