mululidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mulul². ld mulul¹ (4).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mululQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa. 2. M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha. 3. M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.1. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho. 2. Neef ari ah aad u caatoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00