mululin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mululi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mululi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Caano ciir ah dhay ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur