muluqmuluq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn. 2. M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya. 3. Khayaano iyo mardaddabaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur