mulxid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-diin, m.dh)
Macnaha:
- (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.
- (fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

