munaafaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo/-fiqiin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin. 2. (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur