munkar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (dii.) Magac guud oo kulmiya falalka Eebbe addoomihiisa ka xaaraantiimeeyey oo dhan. 2. (dii.) Labada malag ee dadka dhinta qabriga wax ku su'aala midka aan Nakiir ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

