munshaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mushaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mushaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur