muqdaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miqdaaf

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld muqdaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur