muquuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.
  2. 1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.

muquurid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maquurid.

muquus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.
  2. Biyo hoos u quusid. ld maquus².