muquunso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maquunso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld muquunso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur