murabbi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marabbi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marabbi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Neef rabbaayad ah oo aan dadka ka cararin. ld murabbi.