murdin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg murdi. ld mudrin, mudris, murdis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murdi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid. 2. Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudrin

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld murdin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudris

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld murdin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murdis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld murdin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur