murjiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Xarig iwm si xun isugu marid. 2. Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid. 3. Cid murugo gelin. ld murgi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
murgiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld murji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0