murjisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo/murjis, m.dh)Macnaha:Waran yar oo af dhuuban leh.Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0