murkud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xabag aad u macaan oo uu dhalo geedka gubaalida ama xiiska.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur