murreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xabag aad u qaraar oo uu dhalo geedka dheddin oo daawo ahaan loo isticmaalo; malmal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
malmalQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo. 2. Xabagta geedka malmalka.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00