murudso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld murudso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murugso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld murudso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur