murufQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mirif.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mirifQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:Saxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0