murugsato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld murudsato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murudsato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur