muruq diillimaysan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

