muruq iraadi ah
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

