murwee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marwee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. ld murwee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur