murxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg murxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murxi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur