musbaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld musmaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musmaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax musmaar lagu dhuftey ahaansho. ld musbaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur