muskullux

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. 1. M. ah: wax aan wasaq lahayn. 2. (dii.) M. ah: wax aan nijaaso lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur