muslimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muslin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muslin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-imiin, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan.
  2. (dii.) Diinta Islaamka rumayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur