musmaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg musmaaro. ld musbaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musmaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Wax musmaar ku qodbasho. ld musbaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musbaarasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld musmaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur