mutuxnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mutuxan. ld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.

mutuxan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.

mataxnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mutuxnaan.

mataxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg mataxnow. ld mutuxnaansho.

mutuxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld mutuxnaan.