muufo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo. 2. God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.

moofo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld muufo.