muug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld muuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qaq, m.l)

Macnaha:

  1. Bidhaanta ishu aragto. ld muug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur