muunajab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Luminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.
  2. Sharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muunajebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muunajab². ld muunajab¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur