muunee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. ld muunadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muunadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur