muuq-doori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. (riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.