muuqsheeg
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- (baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo-sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo-sidaha degaankiisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

