muurrayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muurree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muurree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid. 2. Keli socosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur