muursii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muudsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld muursii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur