muurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muudso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld muurso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur