muusaw

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-saabay, -sawday; -saabi)

Macnaha:

  1. Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.

muusoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld muusaw.