naabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naaban. ld naabnaansho.

Lamidka: naaban, naabnaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld naabnaan.

Lamidka: naabnaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur