naafeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naafeysan. ld naafeysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naafeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naafeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld naafeysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur