naafmadoobe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur