naagaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naagayso. ld naagaysad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naagayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Naag ka dhigasho. 2. Naag xiriir galmo la yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naagaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld naagaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur