naajaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naajaxsan. ld naajaxsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naajaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax bisil ahaansho. 2. Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naajaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld naajaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur