naajixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naajax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naajax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Miro bislaaday. 2. Qof la oggolaysiiyay inuu fuliyo arrin laga lahaa. 3. Qof dhaqaalo ahaan ladan.
  2. 1. Midho ama arrin wax bislaaday noqosho. 2. Hanti badan yeelasho. 3. Arrin raalli ka noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur