naallee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naalloo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld naallee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur