naamuusiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld maamuusiyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maamuusiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, ml.)Macnaha:Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00